Urdun
Ka Wikipedia
| Boqortooyada Haashimit ee Urdun المملكة الأردنية الهاشميه ' |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Astaanta Calanka عاش المليك "Boqorka hanoolaado |
||||||
| Caasimada | Cuman | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Carabi | |||||
| - | Boqor | Cabdullahi II | ||||
| - | Ra'iisul wasaare | Cown Al Khasaawna. | ||||
| Ka xoroobey | Gumeystihii Ingiriiska | |||||
| - | Taariikhda | 25 Maajo, 1946 | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 92,300 km2 km² 35,637 sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | 0.8 | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | 2009 qiyaas | 6,316,0002 | ||||
| Lacagta | Urdun Dinaar | |||||
| Wakhtiga | Summer (DST) | |||||
Urdun waa wadan carbeed oo ku yaalo Bariga dhexe. Magaca rasmiga ee dalka waa Boqortooyada Urdun ee Reer Haashim.
Dalka Urdun waxa uu xuduud la leelayahay dalalka kala ah Sacuudi Carabiya, Israaiil, Suuriya, iyo Ciraaq. Caasimadda dalka waa Cammaan.