Twitter | શોધવું | |
SomaliPM
Official Twitter account of the Somalia Prime Minister His Excellency Hassan Ali Khaire. Re-tweet doesn't mean endorsement.
2,927
ટ્વીટ્સ
95
અનુસરે છે
2,25,328
અનુયાયીઓ
ટ્વીટ્સ
SomaliPM 4 કલાક
Waxaan ka qeyb galay xaflad lagu daah-furayay shir weynaha qaran ee dib-u-eegista dastuurka oo uu si rasmi ah maanta u furay ku simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha BFS Md. Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM એ પુનઃટ્વીટ કરી
EU Del in Somalia 9 મે
It was a great pleasure hosting today Kheire in our new Premises in for the celebrations.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 7 મે
Shacabka Waxaan ka codsanayaa inay la shaqeeyaan ciidamada kala duwan ee qalabka sida.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 6 મે
Xafiiskeyga ayaan kusoo dhaweeyey guddoonka Golaha shacabka. Waxaan ku ballanay in la dardar geliyo wada shaqaynta Xukuumadda iyo Golaha shacabka.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 6 મે
It was great to welcome the newly elected speaker Hon. Mohamed Mursal in my office. We discussed various issues including cooporation between my office and Parliament. The new speaker has a great experience and I believe he is destined to help us serve our citizens better.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 5 મે
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 4 મે
Waxaan soo gaba-gabeeyey Shirkii ganacsatada Soomaalida iyo Turkida ee ka socday Istanbul, Waxaan ku dhiirri geliyay inay si wadajir ah u maalgashadaan dalka.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 4 મે
Waxaan warbixin ku saabsan xaaladda Dalka iyo halka aynu u soconno ka siiyay Safiirro ka kala socday dalalka ku midoobay Ururka African Caribbean Pasific (ACP).
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 4 મે
Waxaan kulamo la qaatay qaar kamid ah jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool wadamada Europe, warbixinna waan ka siiyay xaaladda Dalka. Soomaaliya si ay u gaarto wadamada adduunka waa in qof walba oo Soomaaliyeed kaalintiisa ka qaataa horumarka Dalka ka socda.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 3 મે
Waxaan la kulmay Ra’iisul wasaaraha Dalka Belgium , waxaan ka wada hadalnay adkeynta xiriirka labada dal iyo sidii aan uga faaideysan lahayn khibradda ay u leeyihiin arrimaha Federaalka.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 3 મે
Waxaan kulan la qaatay Guddoomiyaha komishanka khayraadka iyo kalluumaysiga Midowga Yurub Mr. , waxaan ka wada hadalnay sidii aan isaga kaashan lahayn in khayraadka dalkeena aan uga faaideysan lahayn Sida ugu habboon si aan u gaarno isku filnaansho.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM એ પુનઃટ્વીટ કરી
Christos Stylianides 3 મે
Met Prime Minister Ali Khayre of and reassured him that the will continue to stand by the people of Somalia, including the hundreds of thousands who have been affected by the recent floods. We also discussed ways to improve humanitarian access to those most in need.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 2 મે
Shared the progress made on our ambitious reform agenda with EU Vice President today. While recognizing that challenges remain, EU pledges to continue to support our broader reform agenda.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 2 મે
Magaalada Brussels ayaan soo gaaray Aniga iyo wefti ballaaran oo aan hoggaaminayo, si aan uga qeyb galno shir halkan ka qabsoomaya oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya gaar ahaan sidii amniga Dalka ay ula wareegi lahaayeen Ciidankeenu.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 1 મે
Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha aduunka aawadeed, waxa aan hambalyeynayaa shaqaalaha Soomaaliyeed oo dhan, waxaanna ku amaanayaa howl-karnimada iyo dadaalkooda ku aadan iney horumar gaarsiiyaan bulshadooda.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 1 મે
Waxaan hambalyeynayaa Guddoomiyaha BFS, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.  Hambalyo taa lamid ah Waxaan u dirayaa Xildhibaannada BFS, Guddigii doorashada, iyo Shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiye Mursal waxa aan Ilaaheey uga Baryayaa in uu u fududeeyo xilka culus ee loo doortay.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 28 એપ્રિલ
Waxaan tacsi u dirayaa Eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh Cabdullaahi Duureey oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Ilaahay ha u naxariisto marxuumka, Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 28 એપ્રિલ
Guddi ka kooban 22 xubnood uu hormuud u yahay Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda ayaan u magacaabay in ay gurmad heer-Qaran ah u fidiyaan dadkaas.
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 28 એપ્રિલ
Safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo hay’adaha beesha caalamka ayaa iyagana aan kulan kale isugu yeeray si loo mideeyo kaalmada lagu taakuleynayo dadkaas. 2/3
Reply Retweet લાઈક
SomaliPM 28 એપ્રિલ
Waxaan kulan degdeg ah isugu yeeray qeybaha kala duwan ee bulshada sida culimada, haweenka, xildhibaanada iyo wasiirada qaabilsan gargaarka, si aan uga tashano sidii gurmad degdeg ah loo gaarsiin lahaa dadkeena ay saameeyeen fatahaadaha webiyada Shabeelle iyo Jubba. 1/3
Reply Retweet લાઈક