BBC Somali War
Wararka ugu waaweyn
UN iyo Sacuudiga oo is khilaafay
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa sheegay in uu cadaadis xoogan la kulmay, si uu dalka Sacuudi Carabiya iyo qaar ka mid ah xulafadiisa uu uga saaro liiska madow
- 10 Juunyo 2016
- Warar
Maradona: Messi hogaamiye ma noqon karo
Tartanka ciyaaraha ee Euro 2016 ayaa caawa ka furmaya dalka Faransiiska, waxaana xulka dalkaasi uu ciyaarta furitaanka la yeelan doonaa dalka Romania, xilli aad loo adkeeyay ammaanka Faransiiska.
- 10 Juunyo 2016
- Cayaaraha
Musaabado ducada Maxamed Cali oo bilowday
Waxaa ka bilowday gobolka Kentucky ee dalka Maraykanka munaasabadda lagu sharfayo aaska feeryahanka caanka ah ee Maxamed Cali, oo geeriyooday todobaadkii hore, isagoo 74 jir ah.
- 9 Juunyo 2016
- Warar
Al-Shabaab oo Halgan ku weerartay ciidamada Itoobiya
Wararka ka imaanaya bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen ciidamo Itoobiyaan ah oo qayb ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.
- 9 Juunyo 2016
- Warar
Shiinaha iyo Japan oo isku haysta jasiirado
- 9 Juunyo 2016
- Warar
Weerar lagu qaaday Tel Aviv
- 9 Juunyo 2016
- Warar
Cisbitaal ilmo oo lagu duqeeyay Xaleb
- 9 Juunyo 2016
- Warar
Shirkadaha Maraykanka Shiinaha 'lagama jecla'
- 7 Juunyo 2016
- Ganacsi
Cayaaraha
Lionel Messi oo maxkamad saaran
- 31 Maajo 2016
- Cayaaraha
Ciyaaryahan la afduubtay oo la soo badbaadiyay
- 30 Maajo 2016
- Cayaaraha
Louis Van Gaal oo shaqada laga eryay
- 23 Maajo 2016
- Cayaaraha
Maqal iyo Muuqaal
Muxamed Cali oo maanta la aasayo
- 10 Juunyo 2016
- Maqal iyo Muuqaal
Caruur ardey ah oo lagu xiray Burundi
- 7 Juunyo 2016
- Warar
Macluumaad dheeraad ah
Furista safaaradda Turkiga ee Muqdisho
Madaxweyne Erdogan ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Turkiga Muqdisho.
Trump: Shiinuhu Maraykanka ayuu "kufsanayaa"
Ninka ugu cadcad murashaxiinta madaxwaynenimo ee xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump ayaa Shiinaha ku eedeeyay in uu “kufsanayo” Maraykanka.