BBC Somali Somali
Wararka ugu waaweyn
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo la dhaariyay
Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay dugsiga sare ee booliiska "Jeneraal Kaahiye" ee magaalada Muqdisho.
- 27 Disembar 2016
Madaxweynihii hore ee Argentina oo dacwado lagu soo oogay
Madaxweynihii hore ee Argentina, Cristina Fernandez de Kirchner, ayaa lagu soo oogay dacwad la xidhiidha musuqmaasuq ku lug leh shirkad gaar loo leeyahay oo la yidhaahdo Austral, taas oo ay dawladdu siisay qandaraasyo lacagahoodu badan yihiin. Waxaa kale oo la xayiray lacago malaayiin ah oo Ms Kirchner baanan u yaallay.
- 28 Disembar 2016
Sucuudiga: Nin lagu xidhay haweenka ha la xoreeyo!
Wararka ka imanaya Saudi Arabia ayaa sheegayay in nin dalkaa u dhashay lagu xukumay sannad xabsi ah ka dib markii uu ku baaqay in la soo afjaro hab-dhaqanka ah in raggu masuul ka yihiin dumarka, ragga dalkaana awood dheeraad ah u siinaya in ay haweenka maamulaan.
- 28 Disembar 2016
Booliis loo haysto afgambigii turkiga oo markii u horaysay Istanbul lagu maxkamadaynayo
Sagaal iyo labaatan askari oo ka tirsan booliiska Turkiga ayay maxkamadayn uga billaatay xabsi dhexdii iyaga oo ku eedaysan in ay rabeen in ay dawladda inqilaabaan.
- 27 Disembar 2016
Trump oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay murugo socota
- 27 Disembar 2016
- Somali
Ugu yaraan 11 qof oo lagu dilay Chicago
- 27 Disembar 2016
Jose Mourinho oo martiqaaday Sir Alex Ferguson
Tababaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho ayaa daaha ka qaaday in dhawr jeer uu ku soo dhaweeyay goobta ay kooxdu ku tababarato Sir Alex Ferguson
- 26 Disembar 2016
Cayaaraha
Swansea oo eriday tababarihii
- 27 Disembar 2016
Maqal iyo Muuqaal
Waraysi: Madaxa hay'adda shaqaalaha Somaliland
- 26 Disembar 2016
- Somali
Macluumaad dheeraad ah
Kansarka xaniinyaha oo daawo cusub loo helay
Dhakhaatiirta ayaa ku tilmaamay daaweyn cusub ee waqtiga hore inta uu cusub yahay kansarka xaniinyaha ku dhaca (Prostate cancer) inay tahay mid runtii is-beddel dhab ah keentay.
Talyaaniga oo ku badbaadinaya bangiyada €20 bilyan
Baarlamaanka Talyaaniga ayaa ansixiyay lacag ay dowladda ku doonayso inay ku badbaadiso bangiyada waddanka oo dhan €20 bilyan.
Jose Mourinho oo doonaya in uu sii joogo Manchester United
Tabobaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho ayaa sheegay in uu doonayo in uu kooxda sii joogo wakhti ka badan qandaraaskiisa hadda oo saddex sano ah.
- 22 Disembar 2016
Taxanaha 100-ka dumarka ah
Boqolka dumarka ah ee BBC waxa ay sannad kasta magacaabaan 100 haween ee ugu saameynta badan, uguna magaca weyn caalamka. Waxa aanu ka sameyneynaa filimo, muuqaalo iyo wareysiyo ku saabsan noloshooda,